Ciidamada Amaanka oo howlgal gaar ah ka fuliyay Xaafado katirsa Muqdisho

Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa xalay howlgal gaar ah waxa ay ka sameeyeen xaafado katirsan degmada Boondheere ee gobolka Banaadir, waxaana howlgalkan intii uu socday lagu qab qabtay dhalinyaro badan. Sida aan wararka ku helnay ciidamada ayaa xalay howlgal qorsheesan waxa ay ka sameeyeen xaafado dhoor ah oo katirsan Boondheere, waxa ayna ciidamada qab qabanayeen dhalinyarada … Continue reading Ciidamada Amaanka oo howlgal gaar ah ka fuliyay Xaafado katirsa Muqdisho